Wararka Maanta »

Corriere: Kacdoonka tababarayaasha.

Corriere: Kacdoonka tababarayaasha.

Khaliil May 21, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :401  jariirada kasoo baxda dalka Italy ee  Corriera dello Sport ayaa saaka cadadkeedii soo baxay Cover ka dhigatay cinwaan “kacdoonka tababarayaasha”. Halkasoy sheegtay jariiradu in kooxaha Calcio ay bilaabeen inay ku kacaan

Read More »
La gazzeta oo cadaysay, Allegri dibada ayuu Milan ka jooga

La gazzeta oo cadaysay, Allegri dibada ayuu Milan ka jooga

Khaliil May 21, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :156  Waxa batay hadalada saxaafada ee ku saabsana go’aankii mulkiilaha kooxda ee Silvio Berlusconi iyo maamulka kooxda. Shabakada kooxda Rossoneri ayaa soo saartay bayaan ay ku cadaynayso inanu Berlusconi aanu go’aan wali

Read More »
dalabaadkii ugu horeeyay Ancelotti, iibtinta Modric iyo keenista Lewandowski iyo Isco

dalabaadkii ugu horeeyay Ancelotti, iibtinta Modric iyo keenista Lewandowski iyo Isco

Khaliil May 21, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :338  Waxay shaaca ka qaaday idaacada kasoo baxda dalka Spain ee Cadena Ser dalabaadka Mercato ee xagaaga soo socda. Waxay sheegtay jariiradani in Carlo Ancelotti uu rabo inuu ka tago ciyaartoyga reer

Read More »
Real oo u dhaqaaqday dhanka badalka Pepe, kuwaaso isha ku haya Luiz

Real oo u dhaqaaqday dhanka badalka Pepe, kuwaaso isha ku haya Luiz

Khaliil May 21, 2013 2

Waxaa Akhrisatay :498  Saxaafada dalka Portugal ayaa shaaca ka qaaday in David Luiz difaacii hore ee kooxda Benfica imikana u ciyaara kooxda Chelsea laga yaabo inuu qaban doono kooxda Real Madrid xagaagan, si uu

Read More »
Sawiro: Manchester City oo u tagaysa New York si ay ugu diyaar garowdo kulanka Chelsea

Sawiro: Manchester City oo u tagaysa New York si ay ugu diyaar garowdo kulanka Chelsea

Khaliil May 21, 2013 1

Waxaa Akhrisatay :62818 saacadood ka dib guuldaradii guriguuda lagaga badiyay 2-3 ee kooxda Norwich kaga badisay kulankii ugu dambeeyay Premier League, Manchester ayaa tagtay USA si ay usoo qaataan kulamadii saaxiibtinimo ee ay qaataan

Read More »
Wax ka baro garsooraha hayn doona Final-ka Champions League

Wax ka baro garsooraha hayn doona Final-ka Champions League

Khaliil May 21, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :176  Xidhiidhka kubada cagta ee UEFA ayaa shaaca ka qaaday in garsooraha reer Italy ee Nicola Rizzoli uu noqon doona ninka hayn doona kulanka maalinta sabtida ee Final-ka Champions League ee ay

Read More »
RASMI: tababare Jose Mourinho oo laga eryay tababarka kooxda Real Madrid

RASMI: tababare Jose Mourinho oo laga eryay tababarka kooxda Real Madrid

Khaliil May 20, 2013 1

Waxaa Akhrisatay :305Waxa uu shaaca ka qaaday madaxwayna kooxda Real Madrid ee Florinteno Perez shir jaraa’id uu qabtay caawa in eryay tababarihii kooxdaasi ee Jose Mourinho isagoon sheegin tababarha cusub ee kooxda. Kooxda boqorada

Read More »
Perez oo u diyaar garoowaya inuu Mourinho eryo maalinta uu Casillas u dabaal dagayo dhalashadiisa

Perez oo u diyaar garoowaya inuu Mourinho eryo maalinta uu Casillas u dabaal dagayo dhalashadiisa

Khaliil May 20, 2013 1

Waxaa Akhrisatay :523Waxa uu isugu yeedhay madaxwaynaha kooxda Real Madrid ee Florentino Perez kulan ay maamulka kooxdu kaga wadahadlayeen mustaqbalka kooxda, halkaso ay kasoo qayb galayeen badanaa saxaafada dalka spain iyo kuwa caalamkuba. Waxay

Read More »
Sawiro: suuqa oo lagu soo Bandhigay xanjadii ugu dambaysay ee uu Sir Alex calaaliyay…!

Sawiro: suuqa oo lagu soo Bandhigay xanjadii ugu dambaysay ee uu Sir Alex calaaliyay…!

Khaliil May 20, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :1048Ma rumaysan kartaa in wasakh qofi tuuray isku badali karto wax dahab ka qaalisan? Hadaba arintan waa ta ka dhacday suuqa caalamka ugu caansan ee “ebay”, suuqan oo Online wax lagaga iibsado,

Read More »
Pellegrini wuu raali galiyay Barcelona!

Pellegrini wuu raali galiyay Barcelona!

Khaliil May 20, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :407  Jariirada Daily Mail ayaa sheegtay in murugo haysato ciyaartoyda Malaga marka uu tababarahooda Manuel Pellegrini ka tago kooxda isagoo usocda dhanka kooxda Manchester City xilli ciyaareedka soo socda. Waxay sheegtay jariiradani

Read More »