Monday, June 26th, 2017


Champion League

Falanqetnta Kulamada Champions League ee Caawa La Ciyaarayo.

Group E Bayern Munich v Manchester City – Labadaan kooxood iskuma cusba, waxaana la filayaa in kulan heerkiisa sareeyo uu caawa ka soo baxo garoonka Allainz Arena. ...

More Champion League News

Liverpool oo Muujisay Dareenkeeda Champion League,iyo Arsenal oo laga naxsadey{SAWIRO}.

Kooxda Liverepool oo Mudo ka maqneed Koobka kooxaha horyaalada Yurub ayaa xalay muujisay dareenkeeda iyo xiisaha ay u qabto koobkaan ...

Bayern Munich oo Nasiib Daro Ku Tilmaamatay in Ribery uusan Ciyaari Karin Kulanka Man City.

Laacibka reer France ayaa kulankiisii ugu horeysay ee xilli ciyaareedkan bedel ku soo galay kulankii Bayern Munich ay 2-0 kaga badisay ...

Wenger oo Ka Walaacsan Dhaawacyada Kooxda Xilli Caawa ay La Ciyaari Donaan Borrusia Dortmund.

Arsene Wenger wiilashiisa ayaa horay u ogaa inuusan u ciyaari doonin Mathieu Debuchy kaas oo dhaaw dhanka canqawga ah oo xun ...

Wax Badan ka Ogow Kulamada Champions League ee Juventus vs Malmo Olympiakos vs Atletico Madrid.

Waxaa Mar kale shaahadaha Caalamka Laga Daawan Doonaa Tartanka Xiisaha Badan ee Champions League, waxaana caawa la ciayari doonaa afar group, ...

Gerrard:“Liverpool wacdaro Weyn ayay ka dhigi doontaa Champions League”.

Kabtanka Liverpool Steven Gerrard ayaa ah mid aad u jecel kubada cagta laakiin inuu daawado Champions League tan iyo 9dkii December ...

Ogeysiis ku socdo Akhristayaasha shabakadda Dhaliye

Akhristayaasha sharafta leh ee ku xiran shabakadda ciyaaraha ee dhaliye waxaan ogeysiineynaa in shabakaddu dhawaantaan laga hayay shaqo dhinaca Naqshada iyo ...

Liiska is reeb reebka Champion League  oo lagu dhawaaqay Yaase Arsenal doorkan lagu beegay

  Waxaa si rasmi ah goor dhawayd loogu dhawaaqay isku aadka kulamada loogu soo  baxayo wareega Groupyada ee Champion League iyadoo Arsenal ...

Daawo Sawirada sida ay xalayto magaalada Madrid xafladii guusha Real Madrid ugaga dhacday

  Waxaa xalayto Xalfad heer sare ah loo dhigey kooxda ku soo guulaysatay koobka Champion League isla markaana xafladan ayaa ka dhacday ...

Kooxda Sannadka ee Champion oo la soo saaray,Yaase Hogaaminaya

Waxaa la soo saaray kooxda Sannadka ee champion League,isla markaana kooxdan waxaa hogaaminaya labada xiddig ee Ronaldo iyo Zlatin Ibrahimovic.   Hadaba hadii ...

 More »

Views