Bundesliga »
Ka dib Gotze, Dortmund oo dib u habayn ku samaynaysa heshiisyada ciyaartoyda kooxda
Waxaa Akhrisatay :354 Kooxda Dortmund ayaa go’aansatay inay dib u habayn ku samayso ciyaartoyda kooxdooda, khaasatan ciyaartoyda heshiiskoodu leeyahay shuruud badh ahaaneed, taaso ciyaartoyga u fasaxaysa inuu qabto koox kasta oo bixinaysa aduunka lagu
Read More »City oo u dhaqaaqday dhanka ciyaartoyga la cayrinayo ee Arjen Robben
Waxaa Akhrisatay :510 Kooxda Manchester City ayaa sanadkan ahaa mid ka mida sanadaheedii abaarta ahaa ka hor intaanu iman Sheikh Mansur una badalin abaartii barwaaqo iyo qaninimo halkaso sanadihii ugu dambeeyay ku gulaysatay FA.cup
Read More »Bayern Munich oo rabta xidiga Arsenal…!
Waxaa Akhrisatay :1416 Waxay sheegaysa jariirada Metro ee dalka England in kooxda Bayern Munich isku dayayso inay keento laacibka khadka dhexe uga ciyaara kooxda Arsenal ee Jack Wilshere, halkasoy sheegtay jariiradani in dalabkani ka
Read More »Bayern Munich oo Allianz Arena ka dhisaysa masjid dhamaystiran
Waxaa Akhrisatay :1568 Kooxda Bayern Munich ee reer Germany ayaa shabakadeeda rasmiga ah ka sheegtay inay go’aansadeen inay misaajid dhamaystiran ka dhex dhisayso garoonka Allianz Arena, fikradan oo ka dhigaysa kooxda ugu horeyasa ee
Read More »Barcelona oo u wareegtay dhanka weeraryahanka Dortmund ee Marco Reus
Waxaa Akhrisatay :524 Kooxda Barcelona ee dalka Spain ayaa sheegtay inay rabto xidiga u dhashay dalka Germany una ciyaara kooxa Borusia Dortmundee Marco Reus xagaaga soo socda. Jariirada EL Mundo Deportivo ayaa sheegaysa in
Read More »Hitzfeld: ciyaartoydan ayaa Messi ka qaadi kara kubada dahabka
Waxaa Akhrisatay :1110 Ciyaartogii hore ee qaranka Germany imikana tababarha ka ah xulka qaranka Switzerland ee Ottmar Hitzfeld in qaar ka mida ciyaartoyda Bayern Munich iyo Dortmund ay ku guulaysan karaan kubada dahabka ah, ka
Read More »Dhaawaca Bastian Schweinsteiger oo baqasho galiyay Bavari Bayern
Waxaa Akhrisatay :477 Ka dib laba cisho oo nasasho la siiyay laacibkan, ciyaartoydii Bayern ayaa isugu yimi tababarkii caadada ahaa subaxdii arbacada, se ciyaartoyga difaaca uga ciyaara kooxdaasi ee Dante ayaa si xun isugu
Read More »Tito Vilanova oo shaaca ka qaaday liiska ciyaartoyda uu rabo xagaaga
Waxaa Akhrisatay :1822 Waxa uu ka dalbaday tababaraha kooxda Barcelona ee Tito Villanova maamulka kooxdaasi inay soo iibiyaan 3 ciyaartoy xagaaga soo socda, si ay kooxda uga caawiyaan inay sanadka dambe qaadaan horyaalka Champions
Read More »1 Million oo taageera Dortmund oo raba inay Final-ka Wembley xaadiraan!
Waxaa Akhrisatay :477 Waxay cadaysay maamulka kooxda Dortmund in inkabadan half million oo jooga dalka Germany iyo intaa inkabadan oo ka socota meel wadanka ka baxsan ay isku haystaan tikidhada Final-ka Champions League ee
Read More »Wayne Rooney oo u dhaw inuu ku biiro ciidanka Pep
Waxaa Akhrisatay :904 Waxay shaaca ka qaaday jariirada Daily Mirror xog uu xidiga weerarka uga ciyaara kooxda Manchester United ee Wayne Rooney uu u sheegay asxaabtiisa u dhaw inuu rabo inuu ka mid noqdo
Read More »

















