Gool haya wadanka Spain iyo kooxda Real Madrid ee Iker Casilas. taaso u timi qiimayntay samayso xidhiidhka Qaramada FIFA ee IFFHS, halkaasoy qiimayntas ka qayb galeen 100 suxufi oo ka kala socda qaaradaha caalamka ee kala duwan.
Halkaaso uu Iker helay kaalinta koowad isagoo urursaday 224dhibcood ka dib markii uu ku gulaystay koobki euro 2012 iyo horyaalka Spain.
Kaalinta labaad waxa galay gool hayaha kooxda Juventus ee Gianluigi “Gigi” Buffon isagoo helay 128 dhibcood ka dib markii uu qarankiisa Italy u horseeday inay galaan kaalinta labaad koobka euro 2012, kuna guulaystay horyaalka wadanka Italy ee lagu naanayso “escudeto’.
Afaraadna waxa soo galay goolhayaha wadanka Czech Republic ka dib markii uu helay 92 cod isagoo u hogaamiyay kooxdiisa markii ugu horeysay koobka Champions League, kaalmaha afarad iyo shanaad waxa ku kala guulaystay labada gool haye ee Manuel Nouer oo helay 85 dhibcood iyo Joe Hart oo helay 26dhibcood.












Marhora ayow uqalmay laacibkan viva real real madrid
Sharci aya ka yal
Way cadayd inuu yahay g hayaha caalamka