Waxa soo baxay warar cadaynaya rikoorka ciyaaryahankii hore ee Zambia “Godfrey Chitalu” inuu dhaliyay 107 gool sanadkii 1972-kii.warar laga soo xiganayo qoraaga “Jerry Moshimba kaasoo u dhiibay warbixin xidhiidhka kubada cagta ee wadanka zambia, warbixintaaso cadaynaysa inta gool ee uu dhaliyay iyo inta ciyaarood ee uu ciyaaray sanadkaa,halkaaso laga sugayo inuu xidhiidhka zambia u dhiibo FIFA si ay u qiraan rikoorka ciyaaryahankan african-ka ah.
Maclamuudkan oo sheegaya chitalo goolasha uu dhaliyay ciyaaraha rasmiga ah,marka laga gooyo ciyaaraha saaxiibtinimo waxay noqonayaan 102 gool, ka dib markii uu ciyaaray 57 ciyaarood,kaasoo ah rikoor aad uga sareeya kay gaadheen Messi iyo Muller.
Macluumaadkan oo uu qoray Moshimba oo cadeeyay inuu ku daba jiray mudo dheer si uu u helo warbixin dhamaystiran kaasoo yiri”waxaanu soo ururinay ciyaarihii horyaalka ee sanadkii 1972-dii,koobka zambia,iyo tartamada africa iyo ciyaaraha qaranka zambia”.
madaxwaynaha xidhiidhka Zambia ee “Boniface Bwamilo” ayaa amaanay dadaalka ay wadaan qorayaasha iyo saxaafadaha wadanka Zambia si loo aqoonsado jiritaanka rikoorka ciyaaryahankani.













Messi 107 goal hadhaliyo an aragne girka gabinta badana viva c.ronaldo and luis suarez
hadeeyba cadaato waa in looqiraa ninkaa afrikaanka ah rikoorkiisa, messi isagaaba ka dabi tagidoonee.. viva messi
okkkkkk messi waa xidaga aduunka waana uu dhalin karaa 107 iyo wax ka badanba
k.k.k.k. Qurbarada isbortiga kafaloda waxan weydinaya 1972 ila 2012 ka sanada badana udhaxeyso marki muler lalaha rikor ayu dhigay mayay uga hadli wayen o ay u amusen rer zambiya aniga waxan u arka africa hurdo iney kujirto o ay hada layabanyihin misi iyo waxa usameynayo marka yanladalin fifa ma ogolaneyse war africa kayimid
abtiyaal cadeeynti waa lasoo helay waxba yanan leys daalin hadu messi dhalin karo 108 markas waan dhihi doona wuu jebiyay record kaas hadase uma haayo aniga africana waa qaarad jirto kubada cagtana kasoo dhex muqatay sanado badan yanan lo0o gefin
Zambia is monkeys adunka lama socdan xiliga ay hadlayan eg messi wa lacib adun africa xita lama yaqano zambia waxay indha ku furten african cup nation way qaden adunka inay lasocdan bey moden hurdadina ku labta
Waan cugnaa warkan
Frey chitalu waan u hampalyaynaya top score ka u dhigay 1972