Friday, May 25th, 2018

Bergkamp oo lagu wado in uu noqdo tababaraha kooxda Swansea

Published on February 5, 2014 by   ·   No Comments   ·   1,871 Reads

Ka dib markii laga ceyriyay kooxda Swansea macalin Michael Laudrup.ayaa waxaa soo if baxay war layaab leh oo sheegaya in kaaliyaha macalin ee kooxda Ajax Bergkamp.

Weeraryahankii hore ee kooxda Arsenal  Bergkamp ayaa farta lagu fiiqaya hadda inuu ahaan doono macalinka kaliya ee lagu Aamini karo shaqada kooxda Swansea oo macalin la,aan ah.

Waxaa jira liska macalimiin kale oo magic leh waxaana kamid ah Garry Monk, Graeme Jones, Gianfranco Zola iyo macalimiin kale.

 Haddii uu shaqadan ku guuleysto Bergkamp wuxuu ahaan doona mid usoo guura England oo muddo uu ka ciaayaray isaga oo waqti wanagsan ku qaatay kooxda Arsenal.

Readers Comments (0)

You must be logged in to post a comment.

Recent Posts

Top Story

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...