Barcelona oo la badanyahay inay qaadayso koobka CL, siday sheegen ciyaartoyda Germany

Dhaliye January 1, 2013 2

Waxaa Akhrisatay :1307
2012-12-12_OTRO_CORDOBA-BARCELONA_09.v1355427679

Codayn ay samaysay jariirada kasoo baxda wadanka Germany ee la yidhaa  “kicker Sportmagazin”  taaso ah kooxda loo malaynayo inay qaadayso Champions League, taasoy cod aqlabiyada ku qaaday kooxda Barcelona.

Codayntan waxa ka  qayb galay ciyaartoyda Bundesliga, halkasoy gaadhay kuwa jecel inay Barcelona qaado %37.5 cod , kuna soo xigto kooxda Bayern Munchen oo keentay %26.8 cod, kaalinta sadexaadna waxa timi kooxda Dortmund oo keentay %21 cod.

Dhinaca kalena codayn ay samaysay isla jariiradani in la baabiiyo horyaalka Europa league halkaaso badana dadkii ka qayb galay codayntaasi diideen kana soo horjeesteen iyagoo ku sababay in kooxo yaryar fursado u siinayso inay ka qayb galan koobabka Europe.

 

 

2 Comments »

  1. Samiir January 1, 2013 at 8:00 pm - Reply

    Asc /waa qiyaas macaquul ah barce awood ayey uleeyihin iyo qibrad champion sanadkan barce kood ay cafineyso majiro vive messi and barcelona

  2. Shiiqa January 1, 2013 at 8:45 pm - Reply

    Waaa macquul oo cidaas waa la yaqaanaa waaa kacsanyihiin viva messi and xavi iniesta alba

Leave A Response »