Barcelona Oo Gacan U Haatineysa Daafaca Chelsea ee David Luiz

Dhaliye December 11, 2012 10

Waxaa Akhrisatay :1085
Naadiga Barcelona ayaa si weyn u baadi goobeysa daafaca reer Chelsea David Luiz, iyadoo aysan aheyn markii ugu horeysay oo laacibkaan laga soo waco kooxda Barcelona , waxaan horay u soo dalbaday kooxda Real Madrid .

 
Barcelona ayaa ka cabaaneysa dhanka qadka daafaca tan iyo bilaawga sanadkaan , waxa ayna Barcelonaka mid noqotay kooxaha shabaqooda goolal badan taabteen xili ciyaareedkaan .

 
Barcelona ma aynu sheegin qiimaha lacageed ee ay ku doonayaan , waxaana war laga hayn Chelsea oo laacibkaan si weyn ugu tiirsan yihiin dhanka daafaca .

Dhaliye Isha Ciyaaraha

10 Comments »

  1. Xavi December 11, 2012 at 12:30 pm - Reply

    Liz kalay koxda adunka and lione. Messi and iniesta

  2. Xavi December 11, 2012 at 12:33 pm - Reply

    Luiz kalay koxda adunka and lione. Messi and iniesta

  3. David luiz mel maka adaayo chelsea maxayel chelsea d.luiz 4bilkahor ayow saxiixay hishiis cusub wakudaale mahey barka waxan dhihilahay yeysan kudaalin barca midna xasusnada chelsea ma.ahan naadiga laga soo.adeyto ee asta naadiyada laga dukamesto sida arsenal iyo livarpool okale ma.ahan oo ciyaartoodada ugu fican gado misana calaan calayo marka hakudaalin waligaa luiz midakale chelsea iyadaa wax soo ibsatomahee wax laga magato by barc viva david luiz viva ramires viva oscar viva f.torres viva j.mata viva didiey drogba viva bast team in tha world is for evre wan chelsea

  4. zaki December 11, 2012 at 4:30 pm - Reply

    waan jeclaan lahaa in uu uciyaaro kooxda barcilona divid los maxaa yeelay waxuu laqab san doonaa hab ciyaarka naadiga aduuka

  5. Mata December 11, 2012 at 5:07 pm - Reply

    David luiz is not for sale

  6. F.terry December 11, 2012 at 6:34 pm - Reply

    Aad ayuu ugusoo bixi lahaa barcelona haduu tago luez wayo waa naadi ad u wanagsan wuxu laciyari lahaa laacibíinta adunka ugu wanagsan sida (l.messi ineista xavi fabregas villa pedaro pusquet alves alba peqiu sanchez) marka waxan leyahay imo divid luez wad kuso canbixiye

  7. Ciise. Bakeey.suqa.bakaraha December 12, 2012 at 12:31 am - Reply

    David luiz. Malaga yawo. inu.katago. Chalsea. Mahan. Arsiinal. oo. Gajo. aah. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkgguuul. David. Luiz. Guuuuuuul. GuuuuuuuuuuuuuuuUuuuuuuul. Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

  8. Warsame hussein December 12, 2012 at 4:27 pm - Reply

    Luiz malaga yawo inu katago chelsea haku riyo nina

  9. Messi December 13, 2012 at 5:20 am - Reply

    Ha wa sax barca dafaaca ad ayey uga lidata hadi luiz la helo wa ok asagana sumcad ayey u tahay inuu ku biriro koxda adunka ugu fican

  10. Mahdi yare December 13, 2012 at 8:10 am - Reply

    Not 4 sle

Leave A Response »