Monday, June 26th, 2017

Barcelona iyo Man United oo ka heshiiyay arrinta ciyaaryahanka Pedro

Published on August 6, 2015 by   ·   No Comments   ·   2,345 Reads

 

Kooxaha Barcelona iyo Manchester United ayaa ka wada heshiiyey saxiixa laacibka garabka ee xulka Spain Pedro Rodriguez maalmaha soo socda ka tagi doono kooxdiisa Barca.

 

28­jirkaan ayaa labada naadi isku afgarteen in la iibiyo marka Barca ay soo ciyaarto Finalka Super Cup­ka, kaas oo ay ciyaari doonto todobaadka soo socda.

 

Barca ayaa sheegtay in Pedro ay ku iibin doonto qiimo lacageed gaaraya £18.1 million oo u dhiganta €26m, sida ay isku wada afgarteen Barcelona iyo United maanta.

 

Si kastaba Pedro ayaa horey u sheegay in uu isaga tagi doono Bulgarana, kadib markii booskiisa ay qal qal galiyeen weeraryahanada kala ah Messi, Neymar iyo Suarez oo sanadkii la soo dhaafay bandhig wanaagsan ka sameyey garoonka Camp Nou.

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Recent Posts

Top Story

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...