Tababarka City ayaa maanta lagu arkay dhacdo la yaableh oo dhalisay muran aad u badan ka dib markii ay weeraryahanka Manchester City Mario Balotelli iyo tababaraha kooxdaasi ee Roberto Mancini ay gacmaha iskula tageen
Dagaalkan oo la sheegayo inuu huriyay Balotelli ka dib markii ay isku dhaceen laacibka udhashay wadanka England ee Scot Sinclair xarunta tababarka ee Carrington,
Hadaba Roberto Mancini oo markii hore ku qanacsana inaanu iibin 22 jirkan, tolow imika may badali ra’yigiisa dagaaladan isdaba jooga ah awgeed.
Waxa xusid mudan in Super Mario ay islaayen in ka badan todoba ciyaaryahan oo ka mida kuwa city uu imikana sideed kaga dhigay sincliar.





















kkkkkkkkkkkkkkk arinkan waa wax lala yaabo lkn waxaa ani igasii dulqaad badan kan kii ku hayo ee hadana tababarayo ee hadana mushaar siinayo ee ka dhiidhinayo iibintiisa wale macini yoow suber mario waa nici weyday lkn adaa hada toos u nici doono viva inta sbortiga xiiseyso
Cajiib weyan arintan mario waxan kula talin laha dagaalka joji o nin samir leh noqo
Iam very sory . Mario bolotele What he is doing
tabare kaxun abid ma arag waa xayawaan talyani ah waxaase kasii xun wadaadkan emaratiska ah ee taba bare kadhigtey mancini oo indho midgaanle
Mario maa dagaal jojin war ninkan milan halaga iibiyo
NAADI IBSANAYA MALAHA WAA BILAA DHAQAN XULKA GHANA WAA WAXA LOOGA NACAY KANTALYAANIGANA HADAA LAGA SARAYAA 26ISAGA OO AAN GADHIN AYEY UGA DHAMANAYS
KUBADA CAGTA AMA SIDII DOUF AYUU SANADBA MEEL TAGAYAA IYO BILAA SAMCAD
Mario dagal hadad ubahantahay somaliya nage halkasa dhel fcn kajirta wad dage
K.k.k.k.k mario cadi maha city awalba nadi maheyne isgag tag sxb ac.milan ayan laga donaya k.j.k.k
Sxb kan wlhi pleyer mahan wax uu kusoo kordhinayo teamka malahan ha iska cayriyen dameerka
acmilan aya ku sharaf badan siti
kkkkkkkkk sxb kan milano hanookenina wayo milano aa is hesato maficneed
Kkkkkkkkkkkkkk mario iyo masini waxa iskudiray wa van gol vanpersie vivi man u
Waa yaab
kakakaka supar mario garaac waxad aragto xaq bad u ledahay towbaraha iska dhafe xita f a xita garac waxi kula hadlo ane wan ku taagersanahaye kakakakaka viva supar
oh wan ka xumahay waxu mario samaynayo lkn waxan kasi xumahay kuwa city ku si haynaya qurunka
Kkkkkkkkkkkkkkk.walayab runti mario wa nin aadag wayo wax ukacabsanayo malaahan
wuu ku saxsanyahay sababtoo ah mancini laacibkaan ayuu kursiga keydka ku iloobay mana ahan booskiisa marka waa in uu ka dagaalamaa si uu u helo line up toos ah