Bacary Sagna Oo Ka Tagaya Arsenal , Hishiiska Ayaa La Isku Maan Dhaafay

Dhaliye December 7, 2012 6

Waxaa Akhrisatay :602
Wadahadaldii u dhaxeeyay Sagna iyo kooxda Arsenal ayaa bur buray waxa uuna laacibka dalbanayaa in kooxda uu ka huleelo , waxa uu laacibka dareemayaa in lagu yasayo dhanka da`da .
Waxa uu laacibka sheegay in uusan u qalmin hishiiska kooxda u soo abndhigtay oo gaaraya muddo sanad ah , ,waxaana dhawaanahan sii xumaanayay xariirka kala dhaxeeya macalin wenger oo horay u sheegay in uusan daneyneyn hadii uu baxayo laacibka .
Walcott ayaa isna ka meer maraya in hishiiska uu u cusbooneysiiyo kooxda, waxa ayna tani cirka ku sii shareereysaa dhibaatadii haysatay Arsenal .

Dhaliye.com

 

 

6 Comments »

  1. Nuurb December 7, 2012 at 4:31 pm - Reply

    Dhaliye.com xasila fudedka nagadaaya manta hadalkas waxa beniye tababaraha arsenal ar.wenger waxana bentan lasosaray malinti arbacada Theo walcott and bacry sagna wajirta in murun kujiro mustaqbalkoda mahan inad dhahdaan wakataga koxda ku dhawad lama sono aya uga dhiman qandaraska halka walcott aw dhacayo qandaraskisa dhamadka xiliciyaredkan wana hubal mel uma socdo walcott sagna mashegi karo hadow katagayo koxda viva karem gibbs and CROL jinkenson

  2. Oscar2 December 7, 2012 at 5:33 pm - Reply

    Hahahahahah owdile sxb ooyinta jooji wabka hadalada haku celininee arsinaal miyaa naadiya xaad la qeeylinee ogol maalin kasta

  3. Welsher December 7, 2012 at 5:47 pm - Reply

    Sxb isdaji cadina iska dhig arcenal waliga aye ku qaraci jirtay arcenal wa nadi wali magac iyo awod ba ka dheyresa chalsi e waxba haka shegin viva arcenal

  4. Ahmed December 7, 2012 at 10:43 pm - Reply

    Runta aya webka ka hadly arsenwenger inu lacag bixiya marabo division ayey ku labaneysaaa

  5. Nuurb December 8, 2012 at 6:18 am - Reply

    Yasin chalsea kalinta lixad ayee kudhameysane arsenal 3xad ama 4rad katag mesha viva rosicky

  6. LIVERPOOLAND BARCELONA December 8, 2012 at 8:08 am - Reply

    ARSENAL WAXBA MAHAYSO SANADKA

Leave A Response »