Arsenal Oo Xaalka Ku Xun Yahay , War Aan Qancin Oo Ka Soo Yeeray Athletic Madrid

Dhaliye January 3, 2013 5

Waxaa Akhrisatay :996
adWararka laga helayo kooxda Atletico Madrid ayaa sheegaya in ay ganafka ku dhufteen dalabkii Arsenal ay ku dooneysay laacibka Adrian Lopez kaasi oo ay kooxo badan isha la raacayeen .

 
Atletico Madrid ayaa diiday dalabkii Arsenal kaasi oo gaaraya 12-milyan oo euro , waxa ayna kooxdaan ku dhagan tahay in qiimahaas aysan ku fasaxeyn .

 
Warku waxa uu intaa ku darayaa in Atletico Madrid laga soo xigtay in qiimaha ugu yar ay ku fasixi karaan laacibkaas ay tahay 18- milyan oo euro , iyadoo Arsenalna la xusayo in ay ku adag tahay bixinta qiimahaas.

5 Comments »

  1. Xasan bile January 3, 2013 at 12:58 pm - Reply

    Sxb magaca team_ka iska saxa waana athletico madrid

  2. Wasmo January 3, 2013 at 2:32 pm - Reply

    Kkkk arsenal boolo

  3. podolski January 3, 2013 at 3:04 pm - Reply

    war adinka wax iska hubiya wtletic madrid waaye maahan atletico bilbao

  4. cabdi maxmed shire January 3, 2013 at 3:16 pm - Reply

    arsenal wengar ayaa ugacayaraya afka horee adinkana bilbao akuhesaan atlantico madrid yuu ujogaa lobiz viva somalia viva gunerers and barca

  5. Wilshere January 3, 2013 at 5:16 pm - Reply

    Kakakakak bilbao kulaha kakakakaka war lopez arsenal wu imanaya janayo hadi kale sanadka dambe mar un wan warejenayna

Leave A Response »