Arsenal oo u diyaara inay €5m kulasoo wareegto Diame

Dhaliye December 8, 2012 2

Waxaa Akhrisatay :797

Naadiga Arsenal ayaa doonaysa ciyaaryahanka dhexda uga ciyaara West Ham United “Mohamed Diamé” ka dib markii ay ka niyad jabtay ciyaaryahankoodi Abou Diaby ,warar kasoo dhex baxaya saaka  naadiga Arsenal ayaa sheegaya in ay ku doonayso 5million Mohamed Diamé .

Diamé oo ah 25 jir waxa uu kusoo biiray naadiga west ham “free transfer”  isagoo ka imanaya naadiga Wigan Athletic xagaagii dhawa  isagoo muujiyay xirfadiisa kubadeed taaso ka dhigtay tiirarka shaxda tababare “Sam Allardyce”.

Waxa kale oo ku jira tartanka lagu doonayo ciyaaryahankan kooxaha “Fulham iyo Newcastle ,halka laga filayo in Liverpool ay ku soo darsanto tartarnka iyagoo udhawaa inay la soo wareegan ciyaaryahankan xagaagi dhawa, se waxa hakiyay isbedelkii labadalay tababarihii hore ee Liverpool “Keny Dalglish”

2 Comments »

  1. Nuurb December 8, 2012 at 12:14 pm - Reply

    Ken ken wa tagere arsenal asaku dhawaqay eregaas viva abu Diaby sobogso

  2. Nadiir December 8, 2012 at 10:16 pm - Reply

    Keen wan rabnaye Hadusan ka ahayn hami wenger wuxu aqana ciyartoy afka un laga shegayo on la keneynin welcme diame i support u

Leave A Response »