Tuesday, October 17th, 2017

Arsenal oo ku guuleysatay koobka Community Shield, markii ay ka adkaatay Chelsea (Daawo Sawirada)

Published on August 2, 2015 by   ·   No Comments   ·   1,544 Reads

 

13 kulan ka dib tababaraha Arsenal ayaa ka badiyay markan cadowgiisa Jose Mourinho ,waana markii ugu horeysay Arsene Wenger uu ka badiyo dhigiisa.

 

Arsenal ayaa  1-0 ugu qaaday koobka Community Shield kooxda Chelsea waxaana goolka kaliya ay ku adkaatay u dhaliyay Oxlade-Chamberlain  daqiiqadii 24-aa.

 

Tani waa guushii ugu horeysay Arsenal ay ka gaarto sidoo kale kooxda Chelsea siddeed kulan kadib.
Arsenal ayaa caawa sameysay rikoorkeedii 1999-kii markaas oo labo jeer xiriir ay qaaday koobka Community Shield maadaama sanadkii horana iyaga ay ka qaadeen Man City.
Kani waa koobkii 14 ee Community Shield ay qaado Arsenal ,kaliya waxaa ka koob badan Liverpool iyo Man United.
Goolhaye Cech ayaa seddex kulan uu ciyaaray seddex koob la qaaday Arsenal.
Safafkii labada dhinac u ciyaaray.
Arsenal: Cech, Bellerin, Mertesacker, Koscielny, Monreal, Coquelin, Ramsey, Oxlade-Chamberlain (Arteta 77), Cazorla, Ozil (Gibbs 82), Walcott (Giroud 66).

 

Chelsea: Courtois, Ivanovic, Cahill, Terry (Moses 82), Azpilicueta (Zouma 69), Matic, Ramires (Oscar 54), Willian, Fabregas, Hazard, Remy (Falcao 45).

Arsenal Arsenal1 Arsenal2 Arsenal3 Arsenal4 Arsenal5 Arsenal6 Arsenal7 Arsenal8 Arsenal9

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Recent Posts

Top Story

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...