Kooxda Arsenal ayaa meel aan loo fileyn ka soo bilawday olalaheeda suuqa kala iibsiga markii ay €9milion usoo bandhigtay xidiga khadka dhexde ee Palermo Afriyie Acquah.
Laacibkaan oo hada amah ugu ciyaara kooxda Parma ayaa umuuqda mid ganacsi laga sameynaayo waxaana kooxdiisu ay ogtahay in uu ubaahan yahay koox weyn.
20 jirkaan ayaa waxaa xiseyneysa kooxda reer England ee Arsenal waxaana sida lagu qoray Footballitalia ay The Gunners ugaartay kooxdiisa aduun dhan €9milion.
Kooxda reer Talyaani ayaa lagayaba in ay ku qasbanaato in ay aqbasho qiimahan madama uu laacibkaan ubaahan yahay in uu baxo.












Welcome african durmayalee
Kan fol xumo badan kan african ma ahan wa duul kale
Sodhawow mashiin
Aqayarey kan nin adag miya managahubtan waxa u ila ekaday cylk xfd
Wenger waligii meel daran wuku waregan jiray iyo african an waxbo sokordhinen reer arsenal madax xanuun wad u dhamaneysan looooolz