Arsen Wenger oo hoos ula hadlaya Gustavo, dhigayna 10million si uula soo wareego

Dhaliye December 11, 2012 9

Waxaa Akhrisatay :1365

Tababaraha kooxda Arsenal oo cadeeyay in ciyaaryahanka Bayern Munich Luiz Gostavo uu usoo wareegi doono kooxdiisa bisha January ka dib marka uu furmo suuqa kala iibsigu, ka dib markii uu miiska dul saaray 10million pound.

Ciyaaryahankan oo usoo wareegay kooxdiisa Bayern Munchen sanadkii 2011, kaaso kazoo waregay kooxda hofenhaim lacag dhan 12 million,kaaso ka dhisay kooxdiisa xaga difaa iyo dhex ahaaneedba.

Dhinaca kalena waxay cadaysay saxaafada Sunday Mirror,doonista ciyaaryahankan inuu usoo wareego kooxda Arsenal sababtoo ah isagoon jaanisyo badan ka helin kooxdiisa xilli ciyaareedkan.

9 Comments »

  1. Abdi rahaman De mateo December 11, 2012 at 6:33 pm - Reply

    Welcome 2 arsenal Gustavo

  2. jandar mukhii khan December 11, 2012 at 7:12 pm - Reply

    luis Gustavo wa nin aad ugu fcn Gunner,s lkn odoy mr been waxan umaleyna in laga afdubto elen waa kii an garanayay balayo san dheer hadishe

  3. Nuurb December 11, 2012 at 7:46 pm - Reply

    .k.k.k.k.k wah wah welcome gustavo waxatahay halyayga adunka viva wilshere and rosicky

  4. Kamaal cade December 11, 2012 at 10:16 pm - Reply

    Welcom 2 arsenal gustova

  5. Kamaal cade December 11, 2012 at 10:17 pm - Reply

    Welcom 2 arsenal gustava

  6. Kamaal cade December 11, 2012 at 10:18 pm - Reply

    Welcom 2 arsenal gustavo

  7. kanu December 12, 2012 at 1:18 am - Reply

    kkkk arsenal difaac badhahday ee hadii ay ronaldo kento makolbay liiga qadi

  8. Jamaal Abdi December 12, 2012 at 1:19 pm - Reply

    war waxaas niyada haku dhisanaha odagaan Arsen Wenger inta uu jooga lagama yaabo in uu keeno Ciyaar yahan taya leh in uu iska iibsha maahee Akhyaareeey

  9. Qaska December 12, 2012 at 7:32 pm - Reply

    Aniga ahanteyda dhihi laha wenger mclin fican ma aho mar ka wax wngsn ini laga ceyriyo culbka swbto eh xalay aya udanbeyse caling cup ayu timka ka rebay marka duqaa hormar malaho waxisa wa ganacsi ganacsina clubka hormar ma u aho.. By senior

Leave A Response »