Waxaa Akhrisatay :3013
Sawiradan waa Xidigaha Xulka 17 jirada Dalkeena Soomaaliya oo guul taariiqi ah ka gaaray xulka Dalka Sudan ciyaar ka dhacday magaalaada Khartoum ee dalkaas taas oo kamid ah ciyaaraha Juunyerka CAF.
Soomaaliya ayaa 1-0 Sudan ku dhfatay kadib gool daqiiqadii 78 aad uu dhaliya Maxamad Cabdi nuur Maxamad Memo oo u ciyaara kooxda Jeenyo.
Xulka Waxaa Tababare u ah Macalin Cabdule Farayare oo ku tilmaamay Guushaa Mid taariiqi ah.
Muuqaalada Aad arkaysaan Waa Xidigaha Soomaaliyeed oo ciyaarta kadib farxad la oynaya.
Xidigaha Soomaaliyeed ayaa usoo gudbay Wareega labaad ee koobka dhalinyarada Africa waxaana ay 12 bisha soo aadan la ciyaari doonaan Xulka Algeria oo dalkooda ay ku booqan doonaan.
Sidee u aragtaan in Wiilasha Dalkeena Ciyaaryahanada Xooga Weyn ee Sudan in Dalkooda ay ku tumaan.

















Waw masha allah wa arin lagu farxo wlh wana la ilmeyay farxada anga ahan marka arkay xidigahena o u halgamayj wadankena sharafta leh insha ALLAH angana sidasan rajena inan ugu hal gemo algeria wan ka bdin dona gul iyo hormar an idin rajena wilashena cad cada
Long live somalia
Sln kadib runti waa wax aan haminaynay inay guul tariqi ah ay so hoyan uder 18 ama juniorka dalkena runti shacab waynaha somalia mel walba ay jogan waa kufaraxsanyihin gushas algeria guul ayan kagari dona insha allah DHALIYE.COM MAHADSANID
Waxan u.arkaa arin wanaagsan viva som
Masha allah waa guul weyn oon la ilaawi doonin
waana umahad celinayaa
xidigaha dalkeena runtii waxeyna dhulka kasoo qadeen ayaan dhihi karaa sharafteenee dhuntay waaya hore
Masha allah
Wa arin wngsan memo iyo sxbadis waa halayeyo qaran calankena ciida kadhowray memo wan garanaya waxu ku so barbaaray ka ciyaarida xeebaha degmada marka e sh/hose isago kox la oran jiray fc concern herka 2baad e magaaladas u so xero galiyay kobka ramadanka garonka fustalka isterlin cabdi carush e xaafada shekh abrone e marka kadib herka kobad e llpp jenyo e isla dagmadas ayu u ciyaaray isago ugu dambeyn koxaha muqdisho iyo hamigisi qaranka u suurtowday. viva somaliya,
Wlh wa farxad weyn xidigahena o so bdiyay iyaga o ku dhelaYA xulka somali wlh wan jeclhy in an dalgeyga u ciyaro blse laygama yelayo sidan fila waxan rawa in an daafacdo dalkeYga
Waa arin lagu farxo sudan waa gabadine birinh waa badineyna insha allah dhah
Soomaliyey toosa kaca waad badiseeneey somaliyeey toosa kaca waad badiseeneey