Alexandre Pato Oo Qarka U Saaran In Uu Ka Huleelo Milan

Dhaliye January 2, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :310
patoWakiilka ciyaaryahanka Alexandre Pato ee Milan ayaa shaaca ka qaaday in laacibka uu u dhaw yahay in uu ku biiro kooxda Corinthians ee dalka Prazil bilaawga todobaadkaan .

 
Laacibkaani hore ee kooxda Inter Milan ayay kooxdaan reer Prazil dooneysa in ay ka faa`ideystaan farsamada laacibkaasi , iyadoo la tibaaxayo in wadahadalada ay marayaan meel wanaagsan .

 
Kooxdaan reer Prazil ayaa lagu waramayaa in dhamaan ogalaadeen dalabaadka Milan ee ku aadan in ay ku fasaxaan laacibkaasi dhawaacyada u nugul ee Pato.

Leave A Response »