Waxaa Akhrisatay :1986
Tababaraha kooxda QPR ayaa war lagu farxo uu soo gaaray ka dib markii liiska ciyaartooyda qaranka Morocco uga qeyb galaya ciyaaraha qaramada africa laga waayay laacibkiisa Adel Taarabt .
QPR ayaa ka wel welsaneyd in laacibkaan uu aado ciyaaraha qaramada africa isla markaana ay si weyn u tabaan , maadaama haatan laacibka uu si weyn ula qabsaday kooxda.
Sidoo kale wararka laga helayo qaranka Nayjeriya ayaa sheegaya in laga soo tegay xidiga kooxda Newcastle Shola Ameobi , lamana helin sababta ka dambeysay arintaas , ciyaaraha qaramada africa bisha dambe waxa ay ka bilaabanayaan dalka South africa .











Taarab wa laceb qadar ah maficnen in e kadagan wankaxumahay