AC Milan oo Xaqiijisay inay usoo gudubtay Wareega 16-ka Champions League

Dhaliye November 22, 2012 0

Waxaa Akhrisatay :854
Kooxaha AC Milan iyo Malaga ayaa xalay u soo gudbay Wareega 16-ka Ciyaaraha Champions League maadama ay xalay guulo ay ka gaareen ciyaarahooda.

AC Milan ayaa garoonkeeda waxaa ay kusoo kala fur furtay kooxda Anderlecht oo ay ula soo baxday awooda gaar ahaaneed ay u leeyihiin Ciyaaraha Champions League.

Goolala ay kala dhaliyeen  Shaarawy oo ku soo baxay gool dhaliye wanaagsa, Mexes  oo dhaliyay gool lamid ah kii Ibrahimovich uu ka dhaliyay England iyo Waliba goolka Sadaxaad oo uu caajiska isaga qaaday Xidiga Brazil Pato sidaas ayay 3-1 ugu bar baratay kooxda Martida ay u ahayd.

Dhanka kale waxaa 2-2 wada galay kooxaha Malaga iyo Zenit St. Petersburg laakiin waxaa ay fursad u hayd Malaga oo markii ugu horeysay heer fiican ay ka timaado Champions league.

Leave A Response »